Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Saciid Deni iyo James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo dhoor ah ay kamid yihiin doorashada iyo sidoo kale shirka wadatashiga qaran ee dhawaan ka dhacaya magaalada Muqdisho. Ergayga Qaramada Midoobay … Continue reading Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)